Boqorradii Labaad 10:31 KQA

31 Laakiinse Yeehuu iskama uu jirin oo kuma socon sharcigii Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil, kumana raacin qalbigiisa oo dhan, oo kama tegin dembiyadii Yaaraabcaam uu dadka Israa'iil dembaajiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 10

arki Boqorradii Labaad 10:31 macnaha guud