Boqorradii Labaad 2:23 KQA

23 Markaasuu halkaas uga kacay Beytel, oo intuu jidka sii socday ayaa carruur yaryaru magaaladii ka soo baxday oo ku majaajiloodeen, oo waxay ku yidhaahdeen, Bidaar weyne bax, bidaar weyne bax.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 2

arki Boqorradii Labaad 2:23 macnaha guud