Boqorradii Labaad 2:24 KQA

24 Oo isna markaasuu gadaashiisa dhugtay oo arkay iyagii, oo magicii Rabbiga ayuu ku habaaray. Markaasaa dhirtii waxaa ka soo baxay laba orso oo dhaddig oo waxay dildillaacsadeen laba iyo afartan carruurtii ka mid ahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 2

arki Boqorradii Labaad 2:24 macnaha guud