20 Haddaba Xisqiyaah falimihiisii kale, iyo xooggiisii oo dhan, iyo siduu u sameeyey balliga iyo biyomareenka, iyo siduu magaalada biyo ugu keenay, sow kuma qorna kitaabkii taariikhda boqorradii dalka Yahuudah?
akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 20
arki Boqorradii Labaad 20:20 macnaha guud