Boqorradii Labaad 20:21 KQA

21 Markaasaa Xisqiyaah dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday wiilkiisii Manaseh.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 20

arki Boqorradii Labaad 20:21 macnaha guud