Boqorradii Labaad 24:1 KQA

1 Oo wakhtigiisii ayaa Nebukadnesar oo ahaa boqorkii Baabuloon ku soo kacay, markaasaa Yehooyaaqiim isagii addoon u noqday intii saddex sannadood ah, dabadeedna wuu ka jeestay, oo ka fallaagoobay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 24

arki Boqorradii Labaad 24:1 macnaha guud