Boqorradii Labaad 24:2 KQA

2 Markaasaa Rabbigu u soo diray guutooyin reer Kaldayiin ah, iyo guutooyin reer Suuriya ah, iyo guutooyin reer Moo'aab ah, iyo guutooyin reer Cammoon ah, oo wuxuu iyaga u soo diray inay dalka Yahuudah baabbi'iyaan sidii Rabbigu uga hadlay nebiyadii addoommadiisa ahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 24

arki Boqorradii Labaad 24:2 macnaha guud