Boqorradii Labaad 4:25 KQA

25 Saas daraaddeed way tagtay, oo waxay ninkii Ilaah ugu timid Buur Karmel. Oo markii ninkii Ilaah iyadii meel fog ka arkay ayuu midiidinkii Geexasii ku yidhi, Bal eeg waxaa soo socota tii reer Shuuneem.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 4

arki Boqorradii Labaad 4:25 macnaha guud