Boqorradii Labaad 4:26 KQA

26 Haddaba waan ku baryayaaye ku orod oo ka hor tag, oo waxaad ku tidhaahdaa, Ma nabad qabtaa? Ninkaagiina ma nabad qabaa? Wiilkaagiina ma nabad qabaa? Oo iyana waxay ugu jawaabtay, Waa nabad.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 4

arki Boqorradii Labaad 4:26 macnaha guud