Boqorradii Labaad 4:27 KQA

27 Oo markay ninkii Ilaah buurta ugu timid ayay cagihiisii qabsatay. Oo Geexasii baa u soo dhowaaday inuu ka durkiyo, laakiinse ninkii Ilaah baa yidhi, War iska daa, waayo, nafteedu way welwelsan tahay, oo Rabbiguna taas wuu iga qariyey, iimana sheegin.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 4

arki Boqorradii Labaad 4:27 macnaha guud