Boqorradii Labaad 6:11 KQA

11 Oo boqorkii Suuriyana qalbigiisu waxyaalahan aad buu uga welwelsanaa; oo wuxuu isugu yeedhay addoommadiisii, oo ku yidhi, War maad ii sheegtaan midkeenna la jira boqorkii dalka Israa'iil?

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 6

arki Boqorradii Labaad 6:11 macnaha guud