Boqorradii Labaad 6:12 KQA

12 Markaasaa mid addoommadiisii ka mid ahu wuxuu ku yidhi, Boqorow, sayidkaygiiyow, saas ma aha; laakiinse Eliishaa oo ah nebi dalka Israa'iil dhex jooga ayaa boqorka dadka Israa'iil u sheega erayada aad kaga hadasho qolkaaga aad seexato.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 6

arki Boqorradii Labaad 6:12 macnaha guud