Boqorradii Labaad 7:17 KQA

17 Markaasaa boqorkii sirkaalkii uu gacantiisa ku tiirsanaa ku amray inuu iridda u taliyo; laakiinse dadkii baa ku tuntay isagoo iridda jooga, oo wuu dhintay sidii ninkii Ilaah sheegay kolkii boqorku isaga u soo dhaadhacay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 7

arki Boqorradii Labaad 7:17 macnaha guud