Boqorradii Labaad 7:18 KQA

18 Oo waxay noqotay sidii ninkii Ilaah boqorkii ula hadlay isagoo leh, Berrito hadda oo kale Samaariya iriddeeda laba koombo oo shaciir ah waxaa lagaga iibin doonaa sheqel, koombo bur ahna waxaa lagaga iibin doonaa sheqel;

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 7

arki Boqorradii Labaad 7:18 macnaha guud