Caamoos 5:26 KQA

26 Waxaadse sidateen Taambuuggii Moleg iyo sanamyadii Kiyuun, kaasoo ah xiddigtii ilaahiinnii ee aad nafsaddiinna u samaysateen.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 5

arki Caamoos 5:26 macnaha guud