Caamoos 5:27 KQA

27 Haddaba sidaas daraaddeed Rabbiga magiciisu yahay Ilaaha ciidammadu wuxuu leeyahay, Anigu waxaan idinka dhigi doonaa in maxaabiis ahaan laydiinku kaxaysto Dimishaq shishadeeda.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 5

arki Caamoos 5:27 macnaha guud