Ishacyaah 28:1 KQA

1 Waxaa iska hoogay taajka kibirka oo sakhraamiinta reer Efrayim, iyo ubaxa engegay ee quruxdooda weyn oo ku yaal madaxa dooxada barwaaqaysan ee kuwa khamrigu ka adkaaday.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 28

arki Ishacyaah 28:1 macnaha guud