Ishacyaah 28:2 KQA

2 Bal eega, Sayidku wuxuu leeyahay mid itaal weyn oo xoog badan. Sida roobdhagaxyaale ah, iyo duufaan wax burburinaya, iyo sida daad biyo xoog badan oo wax qarqinaya ayaa gacantiisu dhulka wax ugu xoori doontaa.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 28

arki Ishacyaah 28:2 macnaha guud