Ishacyaah 33:20 KQA

20 Bal eeg Siyoon oo ah magaaladii iidaheenna. Indhahaagu waxay arki doonaan Yeruusaalem oo ah rug xasilloon, iyo teendho aan la qaadi doonin, oo aan dhidbeheedana weligood la rujin doonin, oo aan xadhkeheeduna go'i doonin.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 33

arki Ishacyaah 33:20 macnaha guud