Ishacyaah 33:21 KQA

21 Laakiinse Rabbiga haybadda badanu wuxuu halkaas inoogu noqon doonaa meel webiyo ballaadhan iyo durdurro leh, oo ayan huuriyo seeb lahu mari doonin, oo aan doonniyaha waaweynuna dhaafi doonin.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 33

arki Ishacyaah 33:21 macnaha guud