Ishacyaah 43:23 KQA

23 Adhigiinnii qurbaannadiinna la gubo iiguma aydaan keenin, oo allabaryadiinniina iguma aydaan sharfin. Anigu idinkuma aanan dhibin inaad qurbaanno ii bixisaan, oo idinkumana aanan daalin inaad foox ii shiddaan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 43

arki Ishacyaah 43:23 macnaha guud