Ishacyaah 43:24 KQA

24 Qasab macaan lacag iiguma aydaan soo iibin, oo baruurtii allabaryadiinnana igama aydaan dherjin, laakiinse waxaad aad iigu dhibteen dembiyadiinnii, oo waxaad igu daaliseen xumaatooyinkiinnii.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 43

arki Ishacyaah 43:24 macnaha guud