Ishacyaah 59:6 KQA

6 Xuubabkoodu dhar uma ay noqon doonaan, oo shuqulladoodana innaba iskuma qarin doonaan. Shuqulladoodu waa shuqullo xumaaneed, oo falinta dulmiguna gacmahooday ku jirtaa.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 59

arki Ishacyaah 59:6 macnaha guud