Ishacyaah 59:7 KQA

7 Cagahoodu shar bay u ordaan, oo waxay u degdegaan inay dhiig aan xaq qabin daadiyaan. Fikirradoodu waa fikirro xumaaneed, baabba' iyo halligaad ayaa jidadkooda dhex yaal.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 59

arki Ishacyaah 59:7 macnaha guud