Ishacyaah 59:8 KQA

8 Jidka nabadda ma yaqaaniin, oo socodkoodana caddaalad laguma arko. Waxay samaysteen dhabbayaal qalqalloocan, oo ku alla kii maraaba nabad ma uu yaqaan.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 59

arki Ishacyaah 59:8 macnaha guud