Ishacyaah 59:9 KQA

9 Sidaas daraaddeed caddaaladu way inaga fog tahay, oo xaqnimana innaba ina soo gaadhi mayso. Waxaynu sugnaa nuur, laakiinse waxaynu aragnaa gudcur, oo waxaynu sugnaa iftiin laakiinse madow baynu ku dhex soconnaa.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 59

arki Ishacyaah 59:9 macnaha guud