Ishacyaah 61:7 KQA

7 Meeshii ceebtiinna sharaf labanlaab ah baad ka heli doontaan, oo meeshii qasmiddana waxay ku rayrayn doonaan qaybtooda, sidaas daraaddeed iyagu dalkooda qayb labanlaab ah bay ku hantiyi doonaan, oo waxaa iyaga u ahaan doonta farxad weligeed ah.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 61

arki Ishacyaah 61:7 macnaha guud