Ishacyaah 61:8 KQA

8 Waayo, anigoo Rabbiga ahu caddaalad baan jeclahay, waxdhicidda iyo xumaantase waan nebcahay. Si daacad ah ayaan iyaga ugu abaalgudi doonaa, oo waxaan la dhigan doonaa axdi weligiis ah.

akhri dhamaystiran cutubka Ishacyaah 61

arki Ishacyaah 61:8 macnaha guud