Laawiyiintii 14:12 KQA

12 Oo wadaadku waa inuu soo qaadaa wananka midkood oo waa inuu u bixiyaa qurbaan xadgudub aawadiis, oo weliba waa inuu logga saliidda ah qaadaa oo uu iyaga Rabbiga hortiisa ugu ruxruxaa qurbaan la ruxruxo.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 14

arki Laawiyiintii 14:12 macnaha guud