Laawiyiintii 14:13 KQA

13 Oo wanka waa inuu ku gowracaa meesha lagu gowraco qurbaanka dembiga iyo qurbaanka la gubo oo ku dhex taal meesha quduuska ah, waayo, sida qurbaanka dembigu uu kii wadaadka u yahay ayaa qurbaanka xadgudubkuna kiisii u yahay. Waa kan ugu quduusan.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 14

arki Laawiyiintii 14:13 macnaha guud