Laawiyiintii 14:14 KQA

14 Oo wadaadku waa inuu qaadaa dhiigga qurbaanka xadgudubka qaarkiis, oo waa inuu dhiigga taabsiiyaa kan la daahirinayo caaradda dhegtiisa midig, iyo suulka gacantiisa midig, iyo suulka cagtiisa midigba.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 14

arki Laawiyiintii 14:14 macnaha guud