Laawiyiintii 14:19 KQA

19 Oo wadaadku waa inuu bixiyaa qurbaanka dembiga, oo waa inuu nejisnimadiisii daraaddeed kan la daahirinayo aawadiis kafaaraggud u sameeyaa, oo dabadeedna waa inuu gowracaa neefkii ahaa qurbaanka la gubo,

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 14

arki Laawiyiintii 14:19 macnaha guud