Laawiyiintii 14:20 KQA

20 oo wadaadku waa inuu meesha allabariga ku dul bixiyaa qurbaanka la gubo iyo qurbaanka hadhuudhka, oo wadaadku waa inuu isaga kafaaraggud u sameeyaa, oo isna daahir buu ahaan doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 14

arki Laawiyiintii 14:20 macnaha guud