Laawiyiintii 19:18 KQA

18 Waa inaadan ninna ka aarsan, waana inaadan dadkaaga u ciil qabin, laakiinse waa inaad deriskaaga u jeclaataa sidaad naftaada u jeceshahay oo kale, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 19

arki Laawiyiintii 19:18 macnaha guud