Laawiyiintii 19:19 KQA

19 Waa inaad qaynuunnadayda dhawrtaan. Waa inaadan xoolahaaga u dayn inay cayn kale ku beermaan, oo waa inaadan beertaada ku beeran midho laba cayn ah, oo waa inaadan xidhan dhar laga sameeyey laba cayn oo isku darsan.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 19

arki Laawiyiintii 19:19 macnaha guud