Laawiyiintii 19:20 KQA

20 Oo ku alla kii la seexda naag addoon ah oo nin u doonan, oo aan la madax furin ama aan la xorayn, markaas waa in iyaga la ciqaabaa, laakiinse waa inaan iyaga la dilin, maxaa yeelay, iyadu xor ma ay ahayn.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 19

arki Laawiyiintii 19:20 macnaha guud