Laawiyiintii 25:30 KQA

30 Oo haddaan la soo furan intii sannad dhan ah, markaas gurigii magaalada deyran ku yiil waa inuu weligii hanti u ahaadaa qofkii iibsaday, oo tan iyo ab ka ab isagaa iska leh, oo sannadda yubilii ahna gacantiisa ka bixi maayo.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 25

arki Laawiyiintii 25:30 macnaha guud