Laawiyiintii 25:31 KQA

31 Laakiinse guryaha ku dhex yaal tuulooyinka aan lahayn deyr ku wareegsan ha lagu tiriyo beeraha duurka ku yaal, oo iyaga waa la soo furan karaa, oo sannadda yubilii ahna gacanta kii iibsaday way ka bixi doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 25

arki Laawiyiintii 25:31 macnaha guud