Laawiyiintii 4:33 KQA

33 Oo waa inuu gacanta saaraa madaxa neefka qurbaanka dembiga ah, oo waa inuu qurbaanka dembiga ugu gowracaa meesha lagu gowraco qurbaanka la gubo.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 4

arki Laawiyiintii 4:33 macnaha guud