Laawiyiintii 4:34 KQA

34 Oo wadaadku waa inuu qurbaanka dembiga dhiiggiisa qaarkiis fartiisa ku qaadaa oo uu mariyaa geesaha meesha allabariga qurbaanka la gubo lagu baxsho, oo dhiigga oo dhanna waa inuu ku ag shubaa salka meesha allabariga.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 4

arki Laawiyiintii 4:34 macnaha guud