Nexemyaah 13:10 KQA

10 Oo haddana waxaan kaloo gartay inaan kuwii reer Laawi qaybahoodii la siin, oo sidaas daraaddeed kuwii reer Laawi iyo kuwii gabayaaga ahaa oo shuqulka samayn jirayba way carareen oo mid waluba beertiisii buu tegey.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 13

arki Nexemyaah 13:10 macnaha guud