Nexemyaah 13:9 KQA

9 Markaasaan amar bixiyey oo qolalkii waa la nadiifiyey; oo halkaasaan mar kale ku soo celiyey weelashii gurigii Ilaah, iyo qurbaannadii hadhuudhka, iyo fooxii.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 13

arki Nexemyaah 13:9 macnaha guud