Samuu'eel Kowaad 14:40 KQA

40 Markaasuu reer binu Israa'iil oo dhan ku yidhi, Idinku dhan joogsada, aniga iyo wiilkayga Yoonaataanna dhanka kale ayaannu joogsanaynaa. Dadkiina waxay Saa'uul ku yidhaahdeen, Wixii kula wanaagsan samee.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 14

arki Samuu'eel Kowaad 14:40 macnaha guud