Samuu'eel Kowaad 14:41 KQA

41 Sidaas daraaddeed Saa'uul wuxuu ku yidhi Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil, Saamiga runta ah na tus. Oo wuxuu saamigii ku dhacay Yoonaataan iyo Saa'uul, laakiinse dadkii way baxeen.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 14

arki Samuu'eel Kowaad 14:41 macnaha guud