Samuu'eel Kowaad 16:11 KQA

11 Samuu'eelna wuxuu Yesay ku yidhi, War carruurtaadii halkan ma wada joogaan? Markaasuu yidhi, Weli waxaa hadhay kii ugu yaraa, oo idahuu ilaalinayaa. Oo haddana Samuu'eel wuxuu Yesay ku yidhi, Cid u dir oo keen; waayo, innagu fadhiisan mayno jeeruu halkan yimaado.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 16

arki Samuu'eel Kowaad 16:11 macnaha guud