Samuu'eel Kowaad 16:12 KQA

12 Markaasuu u cid diray, oo soo geliyey. Oo isna wuxuu ahaa mid cas, oo soojeed qurxoon, oo midabkiisuna aad u wanaagsan yahay. Markaasaa Rabbigu wuxuu Samuu'eel ku yidhi, Kac, oo subag, waayo, kanu waa isagii.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 16

arki Samuu'eel Kowaad 16:12 macnaha guud