Samuu'eel Kowaad 28:1 KQA

1 Oo wakhtigaas reer Falastiin ciidammadoodii oo dhan dagaal bay u soo urursadeen inay reer binu Israa'iil la diriraan. Aakiishna wuxuu Daa'uud ku yidhi, Ogow inaad adiga iyo raggaaguba dagaalka ii raacaysaan.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 28

arki Samuu'eel Kowaad 28:1 macnaha guud