Samuu'eel Kowaad 28:2 KQA

2 Oo Daa'uudna wuxuu Aakiish ku yidhi, Hubaal waad ogaan doontaa waxa anoo addoonkaaga ah aan samayn doono. Oo Aakiishna wuxuu Daa'uud ku yidhi, Taas aawadeed mid madaxayga weligii ilaaliya ayaan kaa dhigayaa.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 28

arki Samuu'eel Kowaad 28:2 macnaha guud