Samuu'eel Labaad 15:21 KQA

21 Markaasaa Itay wuxuu boqorkii ugu jawaabay, Waxaan ku dhaartay Rabbiga noloshiisa, iyo noloshaada, boqorow, sayidkaygiiyow, sida runtaa meel alla meeshii aad joogtid, ama aan noolaado ama aan dhintee, anoo addoonkaaga ahuna halkaasaan joogayaa.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 15

arki Samuu'eel Labaad 15:21 macnaha guud