Samuu'eel Labaad 15:22 KQA

22 Kolkaasaa Daa'uud wuxuu Itay ku yidhi, Haddaba tag oo gudub. Markaasaa Itay kii reer Gadna gudbay, isagii iyo raggiisii oo dhan, iyo yaryarkii la socday oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 15

arki Samuu'eel Labaad 15:22 macnaha guud